Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2020 / February / 11

Daily Archives: February 11, 2020

Mesut Ozil “ Arsenal way ku farraxsan tahay maamulka Mikel Arteta.”

Himilo – Mesut Ozil ayaa qirtay in isaga iyo saaxiibbadiisa kale ee Arsenal ay ku farraxsan yihiin maamulka Mikel Arteta marka loo fiiriyo tababarihii ka horreeyay ee Unai Emery. Gunners ayaa u magacawday Arteta in uu noqdo beddalka Emery bishii ...

Read More »

Sacuudiga: Nin dacwad ka gudbiyay deriskiisa markii aysan aqbalin casuumaadiisa

Himilo – Muuqaal ku saabsan nin u dhashay Sacuudiga oo ka sheeganaya deriskiisa oo ka diiday casuumaad dhowr jeer ayaa qabsaday baraha bulshada dalkaasi. Dad badan ayaa faallo ka dhiibtay sheekada oo ku saabsan nin ka soo jeeda qabiilka Shamri ...

Read More »

Alan Shearer “Paul Pogba waa uu ka tagayaa Man United.”

Himilo – Weeraryahankii hore ee England Alan Shearer ayaa saadaaliyay in khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba uu ka tagi doono kooxda xagaagan kaddib markii uu ku guuldareystay in uu soo buuxiyo filashadii laga qabay. Cayaaryahanka qaranka dalka Faransiiska ...

Read More »

Marwo saygeeda ka dalbanaysa in uu dib ugu soo celiyo kelli ay ugu tabarucday!

Himilo – Mafysh Ordogan oo ka soo jeeda Turkiga ayaa ka dalbanaysa saygeeda in uu dib ugu soo celiyo kelli ay u bixisay dhowr sanno kahor kaddib markii ay aragtay isaga oo khiyaanaya. Lamaanayaasha ayaa isguursaday sannadkii 2006-dii iyada oo ...

Read More »

11 Febraayo- Maalinta caalamiga ee haweenka iyo gabdhaha ee seyniska

Himilo – Seyniska iyo sinnaanta jinsiga labaduba waxay bar muhiim ah kaga jiraan ku guuleysiga tiigsiga horumarineed ee bar dhammaadka Qaramada Midoobay sannadka 2030. Bulshooyinka caalamka ayaa 15-kii sanno ee tagay isku hawlay dhiiri-gelinta haweenka iyo gabdhaha ee sayniska. Tirada ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan