Home / 2020 / February / 12

Daily Archives: February 12, 2020

Real Madrid oo diyaar la ah Isco si ay ula wareegto Pogba

Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay Isco ku xoojineyso dadaalada ay ku dooneyso saxiixa cayaaryahanka Paul Pogba xagaagan. Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa la rumeysan yahay in uu u arko Pogba saxiixiisa riyada iyada oo laacibka ...

Read More »

Ruushka: Bishii Janaayo ee sannadkan ayaa noqotay tan ugu mugdiga badan

Himilo – Dalka Ruushka, bishii Janaayo ee la soo dhaafay ayaa sameysay rikoor cusub marka la fiiriyo wakhtiga ay qorraxda soo baxdo islamarkaana dhacdo. Waxaa lagu tiriyay bishii ugu mugdiga badneyd magaalada Moscow tan iyo muddo 20 sanno ah. Sida ...

Read More »

Coutinho “Kama qoomameynayo ka tagista garoonka Anfield.”

Himilo – Philippe Coutinho ayaa sheegay in aysan layaab ku aheyn in uu arko Liverpool oo duuleysa ama sameynaysa guulo waaweyn xilli cayaareedkan inkasta oo uu ku adkeystay in uusan ka qoomameynayn ka tagista Anfield. Reds ayaa la filayay inay ...

Read More »

Aljeeriya: Haweenay katirsan safaaradda Talyaaniga oo dacwad ka gudbisay diiq

Himilo – Dadka adeegsada baraha bulshada dalka Aljeeriya ayaa faallooyin ka dhiibtay sheeko ku saabsan dacwad ay diblumaasiyad katirsan safaaradda Talyaaniga ka gudbisay diiq uu lahaa muwaadin u dhashay dalkaasi. Dadweynaha ayaa baahiyay muuqaal ninka leh diiqa uu ku dhalleeceynayo ...

Read More »

Tirada shacabka dalka Masar oo buuxisay 100,000,000

Himilo – Masar ayaa ku dhawaaqday in tirada shacabka dalkaasi gaartay 100 Milyan qofood. Gabar la filayay dhalashadeeda oo Yaasmiin loogu magac daray ayaa buuxisay tirada 100,000,000. Mas’uul katirsan sanduukha QM ee dadka Masar Alexander Poderosa ayaa sheegay in dhalashada ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan