Home / 2020 / February / 17

Daily Archives: February 17, 2020

Solskjaer oo sheegay in Ighalo uu heysto fursad uu ku sii joogi karo Old Trafford

Himilo – Ole Gunnar Solskjaer ayaa sheegay in weeraryahanka Odion Ighalo uu sameyn karo in uu qandaraas joogto ah ka helo kooxda Manchester United. Laacibkii hore ee qaranka Nigeria ayaa United kaga soo biiray kooxda ka dhisan Shiinaha ee Shanghai ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Puyol “Messi waxa uu cayaari karaa illaa da’da 38.”

Himilo – Halyeyga kooxda Barcelona Carles Puyol ayaa sheegay in Lionel Messi uu leeyahay awood uu ku cayaaro illaa da’da 38 sanno. Xiddiga reer Argentine ayaa noqonaya 33 jir bisha June ee soo socota isaga oo immika ka sameynaya bandhiga ...

Read More »

Ogow sababaha keena xusuus darrida ee aad ka digtoonaan karto

Himilo – Dhacdooyinka joogtada ah ee maalin kasta ayaa dadka qaar ku keena xusuus darrida soo noqnoqata. Waxaa jira sababo badan oo loo tiirin karo xusuus xummida oo ay ka cabanayaan dad aan tiro yareyn.  Sababaha xusuus darrida waxaa ugu ...

Read More »

WhatsApp oo uga digay macaamiishiisa inay faafiyaan farriin ku saabsan caabuqa Corona

Himilo – Khubaro iyo seynisyahanno badan ayaa dadaal ku bixinaya sidii loo heli lahaa dawo lagula tacaalo caabuqa Corona ee ka dillaacay Shiinaha laakiin dadaallada socda ma noqon kuwa guuleystay. Sida uu qoray wargeyska Mirror ee ka soo baxa dalka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan