Home / 2020 / February / 19

Daily Archives: February 19, 2020

Real Madrid oo keliya £50 Milyan ku dooneysa saxiixa Pogba

Himilo – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ku qiimeynayso khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba lacag aan ka badneyn £50 Milyan. Wararka la xiriira cayaaryahanka qaranka Faransiiska ayaa soo badanayay toddobaadyadii ugu danbeeyay iyada oo wakiilkiisa Mino ...

Read More »

Hoggaamiyaha Waqooyi Kuuriya oo $500,000 ku bixiyay heshiis Fardo

Himilo – Waqooyi Kuuriya ayaa inka badan 500,000 doolar ku bixisay fardo laga qaaday Ruushka 10-kii sanno ee la soo dhaafay sida ku cad xoggo dhinaca canshuuraha ah. Xogta oo ay heshay wakaalada wararka Reuters ayaa muujineysa in hoggaamiyaha Kuuriyada ...

Read More »

Mustaqbalka Frank Lampard ee Chelsea oo la qiimeynayo

Himilo – Mustaqbalka Frank Lampard ee Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in la qiimeynayo haddii kooxda xaqiijin weydo inay ku dhammeysato afarta sarre ee horyaalka Ingiriiska xagaagan. Chelsea ayaa la kulantay guuldarradii 9aad ol-olaha 2019-2020 habeenkii Isniinta, taasi oo ka ...

Read More »

Haweeney masjid ku dhistay mushaarka saygeeda oo ay kaydisay 30 sanno

Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Sacuudiga ayaa qabsatay baraha bulshada gaar ahaan Twitter-ka kaddib markii ay aruurisay mushaarka saygeeda muddo ku simman 30 sanno islamarkaanna waxay lacagtaasi u adeegsatay inay ku dhisto masjid. Sheekada haweeneyda waxaa baraha bulshada soo ...

Read More »

Khubaro reer Australia ah oo ku fashilmay inay qoorta yaxaas ka soo saaraan taayar mooto

Himilo – Mas’uul katirsan maamulka Indonesia ayaa sheegay in khubaro reer Australia ah ku guuldareysteen inay qoorta yaxaas ka soo saaraan taayar mooto oo ku dhegan sannado badan. Renault Genting oo madax u ah kooxda qaabilsan badbaadinta yaxaaska ayaa xaqiijiyay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan