Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2020 / May

Monthly Archives: May 2020

Real Madrid oo xiiseynaysa Wilfred Ndidi

Himilo – Cayaaryahankan 23 jirka ah ayaa bandhig wanaagsan ka sameeyay Leicester ol-olaha 2019-2020 isaga oo dhaliyay labo gool islamarkaana caawiyay mid kale 29 kulan oo ah dhammaan tartamada oo idil.  Manchester United iyo Arsenal ayaa labaduba xiiseynaya cayaaryahanka reer ...

Read More »

Indonesia: Dadka aanan u hoggaansamin bandowga oo loo helay xal layaab leh!

Himilo – Ka daalista in dadka lagu amro inay guryahooda ku negaadaan inta lagu jiro bandowga socda ee lagu horjoogsanayo faafista xanuunka Covid-19, siyaasi ku nool jazaiiradda Java ee dalka Induniisiya ayaa soo jeediyay tallaab la-yaab iyo cabsi leh. Kuwa ...

Read More »

Man United oo dadaal ku bixinaysa saxiixa Kalidou Koulibaly

Himilo – Manchester United ayaa la soo warinayaa inay wali xiiseynayso daafaca kooxda Napoli Kalidou Koulibaly sida laga soo xigtay saxafiga Talyaaniga ee Niccolo Ceccarini. Wararka ku saabsan mustaqbalka Koulibaly ayaa si weyn u soo baxayay toddobaadyadii danbe iyada oo ...

Read More »

Qoys mar qura Islaamka soo galay!

Himilo – Ku jiritaanka xaalad bandow ah oo dunida oo dhan lagu soo rogay, kama horjoogsan qoys Maraykanka inay yimaadaan masjidka si loogu qabto kalmadda tawxiidka si ay u aqbalaan in Alle mooyee aanu Ilaah kale jirin, Suubane Muxumed NNKH ...

Read More »

Klopp oo u sheegay madaxda Liverpool in uu doonayo Timo Werner

Himilo – Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa u sheegay madaxda Liverpool in uu doonayo cayaaryahanka Timo Werner xagaagan. Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay wali xiiseynayso xaqiijinta saxiixa weeraryahanka Timo Werner inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Inkasta oo ...

Read More »

Arsenal oo xiriir la sameysay Moussa Dembele

Himilo – Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay xiriir la sameysay weeraryahanka Lyon Moussa Dembele si looga saxiixo heshiis xagaaga. 23 jirka ayaa lala xiriiriyay kooxo badan oo Yurub ah kaddib markii uu sameeyay bandhig wanaagsan xilli Manchester United, Chelsea ...

Read More »

Sawirro — Siyaasi gaarigii uu jeclaa ka dardaarmay in lala duugo!

Himilo – Siyaasi u dhashay dalka Koofur Afrika oo dhintay toddobaad kahor ayaa lala aasay gaarigiisa Mercedes limousine si loo fuliyo dardaarankiisa. Tshekede Bufton Pitso, oo ah hoggaamiyihii hore ee United Democratic Movement (UDM) ayaa ku dhintay shil gaar isaga ...

Read More »

Haweeney – qaliin is-qurxis ay gashay awgeed – aan indhaheeda isku qaban karin xilliga hurdada!

Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha ayaa sheegtay in – si ay habeen walba u seexato ay mid kamid ah indhaheeda ku xirto faashad – kaddib markii qaliin is-qurxis ah oo ay gashay ay sababtay inaysan indhaha mar qura ...

Read More »

Koox Ingiriis ah oo heshiis ammaah ku dooneysa Coutinho

Himilo – Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay xiriir kala sameysay Barcelona suurtagalnimada saxiixa Philippe Coutinho oo ay ku dooneyso heshiis ammaah ah. Coutinho ayaa xilli cayaareedka 2019-2020 ammaah kula jooga Bayern kaddib markii 18 billood oo aan guul ...

Read More »

La kulan: 8 jirka Masjidkiisa gaarka ah ka dhex sameystay Qolkiisa

Himilo – Dadaallada ay dowladuhu kaga hortagayaan faafista cudurka Corona ayaa sababtay in Muslimiin badan oo dunida ku kala sugan aysan helin fursad ay masaajidda isugu tagaan si ay ugu cibaadeystaan. Laakiin dad badan waxay go’aansadeen in Masjidkooda gaarka ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan