Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / Cayaaro / Real Madrid oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro Rabbi Matondo

Real Madrid oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro Rabbi Matondo

Himilo – Real Madrid ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa da’yarka kooxda Schalke 04, Rabbi Matondo.

Da’yarkii hore ee Manchester City ayaa la soo wariyay in uu bartilmaameed u yahay Manchester United iyo Liverpool kaddib markii uu bandhig wanaagsan ka sameeyay horyaalka Bundesliga.

Cayaaryahanka Wales ayaa dhawaan sheegay in uu diiradda saarayo in uu ku dhammeysto xilli cayaareedkan kooxdiisa Schalke balse warar badan ayaa muddooyinkii danbe ka soo baxayay mustaqbalka laacibka.

Real Madrid ayaa si dhaw ula socota dhaqdhaqaaqyada iyo wararka ku saabsan Motondo xilli Zinedine Zidane uu doorbiddayo saxiixyada cayaaryahanno badan.

About Mahad Mohamed

error: Copy lama Ogola Fadlan