Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2020 / June / 08

Daily Archives: June 8, 2020

Leicester City oo lacag rikoor ah ku dalbaneysa Ben Chilwell

Himilo – Leicester City ayaa lacag rikoor ah ku dooneysa cayaaryahanka ay xiiseynayso Chelsea ee Ben Chilwell sida ay tilmaamayaan warbixinno soo baxay. Cayaaryahanka reer England ayaa la rumeysan yahay in uu diiradda u saaran yahay kooxda Blues marka ay ...

Read More »

8 June- Maalinta caalamiga ee badweynta

Himilo – Maalinta badweynta dunida waxaa markii ugu horreysay lagu dhawaaqay 8-dii bishii June sannadkii 1992  shir ka dhacay magaalada Rio de Janeiro oo barbar socday shirkii Qaramada Midoobay ee deegaanka iyo horumarinta (UNCED) kaasi oo noqday fursad ay ururada ...

Read More »

Neymar oo aan wali ka rajo dhigin ku laabashada Barcelona

Himilo – Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain Neymar ayaa wali rajo ka qaba in uu ku laabto Barcelona inta lagu guda jiro suuq furanka xagaaga. Cayaaryahanka reer Brazil ayaa si weyn loola xiriiriyay in uu u dhaqaaqi karo Cam Nou kahor ...

Read More »

Farriin caafimaad oo u digaysa ragga aan khuraacan!

Himilo – Natiijada daraasad ay sameysay jaamacadda Harvard ayaa tilmaamtay in ragga aan khuraacan markasta ay u nugul yihiin cuduradda ku dhaca wadnaha gaar ahaan xanuun xanniba dhiigga taga wadnaha. Wargeyska “Circulation” ayaa daabacay baaritaanka oo qeexay in ragga aanan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan