Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2020 / June / 21

Daily Archives: June 21, 2020

Daafaca Tottenham Hotspur oo wadahadallo kula jira Roma

Himilo – Roma ayaa la tilmaamayaa inay xoojineyso dadaalka ay ku dooneyso saxiixa daafaca Tottenham Hotspur Jan Vertonghen. Kaddib muddo 8 sanno ah oo uu joogay Waqooyiga London, Vertonghen  ayaa la filayaa in uu dorto koox cusub dabayaaqada 2020-ka. Iyada ...

Read More »

Masjid salaadda Subax kaddib Jimicsi loogu sameeyo Jamaacada

Himilo – Masjid ku yaalla gobalka Halabja ee Kurdistan ayaa xiisad jimicsi ah siinaya Jamaacada Masjidka soo xaadirta Salaadda Subax si ay maalinkooda firfircooni ugu qaataan. “Qof ahaan, jimicsigan waxaan kaga bogsaday jajabka iyo xanuunka dhabarka iyo lafaha,” ayuu yiri ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Doorasho

Read More »

Newcastle United iyo Everton oo ku biiray tartanka loogu jiro Franck Kessie

Himilo – Newcastle United iyo Everton ayaa lagu soo waramayaa inay ku biireen tartanka loogu jiro khadka dhexe ee kooxda AC Milan Franck Kessie. Inkasta oo cayaaryahanka reer Ivory Coast uu muhiim ka yahay garoonka San Siro, haddana Milan ayaa ...

Read More »

Xog ku saabsan marin-biyoodka ugu mashquulka badan adduunka

Himilo – Kanaalka Suweys waa marin-biyood laga sameeyay Masar kaasi oo xiriiriya badaha Mediterranean-ka iyo badda cas. Kanaalkani waxa uu Masar u leeyahay ahmiyad weyn, waana il-dhaqaale wanaagsan ka soo galo dalkaasi. Tirada marakiibta isticmaashay kanaalkani sannadkii 2013 ayaa gaaraysa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan