Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2020 / June / 22

Daily Archives: June 22, 2020

Frank Lampard oo dardaaran siiyay cayaaryahannada Chelsea

Himilo – Frank Lampard ayaa ka dalbaday cayaaryahannada Chelsea inay soo bandhigaan tartankii ugu danbeeyay si kooxda ugu dhammeysato afarta sarre. Christian Pulisic iyo Olivier Giroud ayaa dhaliyay labada gool oo ay Chelsea kaga adkaatay Aston Villa kulankii toddobaadkan. Kooxda ...

Read More »

Sawirro: Mid kamida Masaajidda ugu dhaadheer caalamka

Himilo – Isaga oo oogada sare ee badda ka sarreeya 3650 meters, Masjidka Hebalin oo sidoo kale la yiraahdo Lhasa oo ku yaalla gobalka Tibet ee dalka Shiinaha, waxaa loo arkaa mid kamid ah masaajidda ugu dhaadheer adduunka. Masjidkan oo ...

Read More »

Madaxa fulinta Inter Milan oo ka hadlay mustaqbalka Lautaro Martinez

Himilo – Madaxa fulinta Inter Milan Giuseppe Marotta ayaa xaqiijiyay in Barcelona kamid tahay kooxaha xiiseynaya Lautaro Martinez kahor suuq furanka xagaaga. Barcelona ayaa u aragta cayaaryahanka reer Argentine beddalka Luis Suarez iyada oo si weyn loola xiriiriyay laacibka bilihii ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Lakulan – Gabadha 19 jirka ah ee magacyada u bixisa carruurta Shiinaha

Himilo – Beau Jessup oo 19 jir hal-abuure ah ayaa boqolaal kun oo doolar waxay ka heshay adeeggeeda online-ka ah ee “Special Name” kaasi oo waalidiinta Shiinaha ka caawiya inay magac Ingiriis ah u dooraan carruurtooda. Dalka Shiinaha, magac habboon ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan