Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!
Home / 2020 / June / 28

Daily Archives: June 28, 2020

Barcelona oo isha ku heysa tababare Pep Guardiola

Himilo – Barcelona ayaa isku diyaarineysa inay u dhaqaaqdo Pep Guardiola haddii racfaanka Manchester City ee Maxkamadda Xallinta Khilaafaadka Sport ka dhanka ah la laalo. CAS ayaa la rajeynayaa inay go’aan ka gaarto dhowrka toddobaad ee soo socda kaddib markii ...

Read More »

50 jir labo jeer ku guuleystay bakhtiyaa nasiib ku kacaya $4,000,000

Himilo – Dad badan ayaa leh nasiib fure u noqda inay ku guuleystaan abaal-marino qaali ah ama ay kaga gudbaan xaalado adag oo nolosha ah sida Mark Clark oo labo jeer ku guuleystay bakhtiyaa nasiib ku kacaya 4 Milyan oo ...

Read More »

Inter oo ku dhaw laacib ka tirsan kooxda Brescia

Himilo – Inter ayaa wadahadallo adag kula jirta Sandro Tonali, laakiin dalabkooda 35-ta milyan euro ayaa weli ah meel fog oo ka baxsan qiimaha 50-ka milyan euro oo ay dooneyso Brescia. Agaasime Beppe Marotta ayaa mashquul ku ah bishaan, madaama ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Lakulan – Ninka xaaqa wadooyinka ee hantidiisa ugu yabooha agoonta!

Himilo – Sida laga soo xigtay warbaahinta dalka Shiinaha, 58 jir nadiifiya wadooyinka ayaa lagu tilmaamay in uu yahay halyeey kaddib markii uu 27 kun oo doolar ugu deeqay carruurta saboolka  ah 30-kii sanno ee la soo dhaafay. Mr Zhao ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan