Home / 2020 / July / 07

Daily Archives: July 7, 2020

Maxay tahay sababta uu Achraf Hakimi uga tagay Real Madrid?

Himilo – Wakiilka Alejandro Camano ayaa sheegay in Achraf Hakimi uu uga tagay Real Madrid sabab la xiriirta in uu beddalka labaad u noqonaya booska Dani Carvajal. Inkasta oo bandhig wanaagsan ka sameeyay Borussia Dortmund oo ammaah uu ku joogay ...

Read More »

La kulan – Feeryahanka Hal-gacan ku feertama!

Himilo – Nolosha Vaggelis Chatzis waa halgamayaasha aan sheekooyinkooda la werin. Isaga oo yar ayaa laga jaray xoogga gacantiisa xusulka ku siman. Wuxuuna noqday feeryahan ku diriri kara hal-gacan oo la-yaab leh. Maadaama uu gacan-laawe ahaa, carruurta qeyrkiisa ah waxay ...

Read More »

Tammy Abraham oo heshiis cusub ka doonaya Chelsea

Himilo – Weeraryahanka Chelsea Tammy Abraham ayaa la soo warinayaa in uu kooxdiisa u sheegay in uu doonayo qandaraas cusub oo dhigaya mushaar dhan £130,000 toddobaadkii. 22 jirka ayaa ku qaatay garoonka Stamford Bridge xilli cayaareed wanaagsan isaga oo dhaliyay ...

Read More »

Afroz Shah – Ninkii Xeeb laga sabray dib ugu soo celiyay Rajada Nolosha

Himilo – Kama jirin halkan dhaqanka xeebaha lagu yaqaan. Mana aheyn goob lagu kulmo. Waxaa intaas dheer, waxay dadka u aheyd musqul lagu saxaroodo, goob qashinka lagu qubo. In lagu aalamiiteeyana runtii way adkeyd. Dhammaan nuucyada qashinku waxay ahaayeen heegan. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan