Home / 2020 / August

Monthly Archives: August 2020

Madaxweynaha Argentina oo farriin la wadaagay Lionel Messi

Himilo -Xiddiga kooxda Barcelona waxa uu hadda wajahayaa xaalad adag marka loo eego caqabadaha ku hareereysan mustaqbalkiisa. Madaxweynaha Argentina’ ninka lagu magacaabo Alberto Fernandez ayaa Lionel Messi ugu yeeray in dib ugu soo guryo noqdo dalkiisa hooyo isla markaana uu ...

Read More »

Wankii ugu qaalisan dunida oo lagu iibiyay ku dhawaad $500,000

Himilo – Ma ahan in aad layaab ka dhigato suurtagalnnimada waxyaabaha qaar ee dunida ka dhacaya, maantase waxaan kuu soo bandhigeynaa mid kamid ah layaabyadaasi. Dalka Scotland waxaa isbuucii lasoo dhaafay sheeko xiisa gaar leh kaddib markii wan lagu iibiyay ...

Read More »

Ciro Immobile oo heshiis kordhin u sameeyay kooxdiisa Lazio

Himilo – Ciro Immobile ayaa kooxdiisa Lazio u saxiixay qandaraas shan sanno ah. Xiddiga xulka qaranka Italy ayaa ku guuleystay abaalmarinta gooldhalinta qaaradda Yurub xilli ciyaareedka 2019-20, kaddib markii horyaalka Serie A ka dhaliyay 36 gool 37 kulan oo uu ...

Read More »

Haweeney furriin dalbatay markii uu seygeedu u noqday mid baari ah oo guriga qeyb ka hagaajiya

Himilo – Mid kamid ah layaabyada furriinka dunida ayaa laga soo weriyay dalka Hindiya, kaddib markii haweeney Muslim ah ay maxkamadda sharciga ka dalbatay furriin, iyada oo ku sababeysay arrinkan in seygeedu uu aad u jecel yahay. Hwaeeneydan la magac ...

Read More »

Jarmalka: Nin xabsi u galay codka filim u daarnaa

Himilo – Waaxda booliska Jarmalka ayaa sheegay in  ay heleen warbixinno suura gal ka dhigaya in ay jiraan toogasho, balse markii ay tageen goobta ay wax ka dhaceen waxay arkeen nin hurdaya kaasi oo daawanayay filim action oo uu codka ...

Read More »

Matic: Ma jiro cudur daar Man Utd waxay isha ku heysaa ku guuleysiga Premier League

Himilo – Xiddiga kooxda United, Nemanja Matic aaya rumeysan in Red Devils ay ku guuleysan karaan Premier League, isla markaanna uusan jirin wax cudurdaar ah xagaaga 2020-21. United ayaa ku jirta farxadda 14 kulan xiriir ah oo aan laga adkaan ...

Read More »

Sheekada lamaanaha ugu da’da weyn caalamka oo wadajir u noolaa 214 sanno

Himilo – Julio Mora iyo Waldramina Quinteros ayaa muddo dheer wada ahaa lamaane wada nool marka loo eego dadka kale marka laga hadlayo xagga nolosha. Da’diisu waa  110 halka iyaduna tahay 104 sanno waxaana lagu daray keydka dhacdooyinka dunida ee ...

Read More »

Manchester United oo Liverpool kula biirtay doonista saxiixa Patson Daka

Himilo – Kooxda Man Utd ayaa la werinayaa in ay Liverpool kula biirtay tartanka loogu jiro saxiixa kooxda Red Bull Salzburg ninka lagu magacaabo Patson Daka. 21-jirkaan ayaa u ciyaara naadiga ka dhisan Austria isaga oo kooxda u dhaliyay 24 ...

Read More »

Chelsea oo 50 Milyan ku dooneysa goolhaye Gianluigi Donnarumma

Himilo – Naadiga Chelsea ayaa wadahadal la furtay kooxda AC Milan kaasi oo ku saabsan suurta gal nnimada inay la wareegto goolhaye Gianluigi Donnarumma xilli ciyaareedkan. Blues ayaa kamid ah kooxaha ugu firfircoon suuqa xagaagan iyada oo dhowr ciyaartoy lasoo ...

Read More »

Sadio Mane oo wadahadal la furaya kooxda Barcelona

Himilo – Garabka kooxda Liverpool, Sadio Mane waxaa la werinayaa in wada-xaajood uu la billaabay kooxda Barcelona. Wakhti xaadirkan Lionel Messi ayaa codsaday in uu ka hayaamo kooxda Barcelona, waxaana naadiga ka dhisan gobalka Catalan lasoo sheegayaa in ay raadineyso ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan