Home / Arrimaha Bulshada / 95 jir aan weligiis timihiisa jarin!

95 jir aan weligiis timihiisa jarin!

Himilo – 95 jir u dhashay Hindiya ayaa sheeganaya inuusan weligiis maalin jarin timihiisa oo dhererkoodu sii dhaafayo 24-feet ama (7.3 meters).

Marwalba oo soconayo dhakadiisa waxaa tuurma isu-tagga timihiisa oo dad badan aragtidiisa ay la yaab awgiis sunniyaha la taagaan. Xilli in badan ay ka walaacsan yihiin inaysan booqan karin goobaha lagu qurxiyo timaha, 95 jirkan dan kama galin inuu timihiisa jaro taniyo inta uu xusuusan yahay.

Dadka xaafadda uu ku nool yahay ayaa u arka nin qeyrul-caadi ah oo mudan in laga heybeysto. Waxaana ay mararka qaar ka caawiyaan inuu timihiisa nadiifiyo halkii uu ka jari lahaa.

About Mahad Mohamed

error: Copy lama Ogola Fadlan