Home / Cayaaro / Chelsea iyo Everton oo xiiseynaya goolhaye Ben Foster

Chelsea iyo Everton oo xiiseynaya goolhaye Ben Foster

Himilo – Goolhayaha Watford Ben Foster ayaa bartilmaamed u noqonaya Chelsea iyo Everton sida ay  warbixinno tilmaameen.

Inkasta oo uusan bandhig wanaagsan ka sameyn Vicarage Road,  haddana Foster ma uusan awoodin in uu kooxdiisa ka badbaadiyo in ay horyaalka heerkiisa koowaad dib ugu laabato.

Sida laga soo xigtay The Sun, Chelsea iyo Everton ayaa xiiseynaya cayaaryahanka 37 jirka ah.

Xilli Kepa Arrizabalaga iyo Willy Caballero ay ku guuldareysteen in ay sameeyaan bandhig wanaagsan, Frank Lmapard ayaa doonaya in uu wejiyo cusub keeno kooxda.

About Mahad Mohamed

error: Copy lama Ogola Fadlan