Home / Uncategorized / Kooxda PSG oo wadahadal la furtay daafac ka tirsan Inter Milan

Kooxda PSG oo wadahadal la furtay daafac ka tirsan Inter Milan

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Kooxda PSG ayaa wadahadal la furtay daafaca naadiga Inter Milan  ee Milan Skriniar  si ay beddel uga dhigaan kabtankoodii hore Thiago Silva, kaasi oo ku biiray kooxda Chelsea, sida ay ku warameyso Calciomercato.

Daafaca ayaa sidoo kale lala xiriiriyay u dhaqaaqitaanka kooxaha Premier League ee Manchester United iyo Tottenham Hotspur.

Skriniar ayaa fasal ciyaareed loo riyaaqay la qaatay tababare Antonio Conte, 25-jirkaan daafaca ka ciyaara ayaa 30 kulan u saftay naadiga Inter Milan horyaalka Serie A fasalkii tegay.

About Ahmed Haadi

error: Copy lama Ogola Fadlan