Daily Archives: September 5, 2020

La Kulan – Ninkii Biyaha isku riday si uu u furo xujo

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Illayaram Sekar, oo u dhashay Hindiya ayaa dhex galay sanduuq laga sameeyay muraayadaha wax gudbiya oo laga buuxiyay biyo si uu u furo xujo una dhigo record cusub. Waxa uu biyaha ku dhex jiray muddo laba daqiiqo iyo ...

Read More »

Messi “Waan sii joogi doonaa Barcelona”

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Lional Messi ayaa ugu danbeytii sheegay inuu sii joogi doono Barca tan iyo xilli ciyaareedka danbe,kadib warkii naxdinta galiyay taageerayaasha Spain ee ka tagistiisa kooxda uu waqtigiisa galiyay ee Barcelona. “Waan sii joogayaa sabatoo ah madaxweynaha ayaa ii ...

Read More »

Chelsea Oo heshiis kula soo wareegtay Kai Havertz

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Kai oo ah 21-jir qadka dhexe kaga ciyaara kooxda Buyer Leverkusen ayaa lagula soo wareegay heshiis ku kacaya  75.8 Milyan oo pound. Havertz oo noqonaya dooqii toddobaad ee tababare Frank Lampard waxa uu kooxda u saxiixay heshiis shan ...

Read More »

Dib u xusuuso sheekada Gabadha fuusha Buuraha

Himilo – Waxey dhawaan gashay buugga lagu keydiyo sheekooyinka cajiibka ah ee GUINNESS kadib markii mudo ka yar laba sano ay ku gaartay barta ugu sareysa sedaxda buur ee ugu dheer caalamka. Álvarez Chávez, ayaa safarkeeda ka billaawday buurta caalamka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan