Daily Archives: September 6, 2020

Kalidou Koulibaly oo heshiiska shaqsiga la galay kooxda Manchester City

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­–Kalidou Koulibaly ayaa lagu soo waramayaa in heshiiska shaqsiga ah uu la galay kooxda Manchester City halkaasi oo uu sanadkii ku qaadan doono qiimo dhan €12 milyan oo Yuuro. Sida uu Sportitali u sheegay qabiirka dhanka suuqa ee Alfredo ...

Read More »

Inter oo buuggeeda ku dhigatay xiddigaha Kolarov, Vidal iyo Darmian

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Inter Milan ayaa caafimaadka marsiineysa maalmaha soo aadan  Aleksandar Kolarov oo ka imaanaay Roma, Arturo Vidal oo Barcelona ah iyo  Matteo Darmian oo isaguna ka imaanaya Parma. Nerazzurri ayaa suuqa qiimo hoose ku bixineysa suuqa kala gadashada fasalkan,kaddib ...

Read More »

Karakoram2: Buurta labaad ee ugu dheer caalamka

Buurta labaad ee ugu dheer caalamka ee K2 oo sidoo kale loo yaqaano Chhogori waxey ku taalaa waqooyiga ee dalka Pakistan,meel aan ka fogeyn soohdinta uu la wadaago Shiinaha. Chhogori oo ka mid ah tixanaha buuraleyda Himilaayo waxaa dhirirkeeda uu ...

Read More »

Haweeneydii ugu horreysay ee lagu tallaalo Ilmo-galeen oo hooyo noqotay

Kaddib mudo seddax bil ah oo lagu hayay qeybta daryeelka gaarka ah ee isbitaal ku yaala Turkiga – cunugga yar iyo hooyada dhashay ee lagu tallaalay ilma galeenka xaladoodu waa ay hagaagsan tahay. Derya Sert- oo ahayd haweeneydii ugu horreysay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan