Daily Archives: September 14, 2020

Brighton & Hove Albion iyo Chelsea oo isku arki doona garoonka Amex Stadium

Himilo – Kooxaha Chelsea iyo Brighton ayaa hardan waxaa caawa uu ku dhex mari doonaa garoonka  Amex Stadium, iyadoo laba kooxba ay doonayaan in  mid waliba ay guul ku billaabato horyaalka Premier League. Xilli diyaareedkii hore, Chelsea waxey kaalinta afaraad ...

Read More »

Tottenham oo xiiseyneysa xiddigga Southampton ee Danny Ings

Himilo – Kooxda Tottenham Hotspur ayaa la warinayaa inay xiisa wayn u qabto xiddigga weerarka kaga ciyaara kooxd Southampton ee Danny Ings. Iyada oo la taagan yahay waqti ay naadiga Hotspour u baahan tahay xiddig caawiya harry Kane, ayaa tababare ...

Read More »

Bangladesh oo Taleefano amaah ah siineysa ardayda saboolka ah

Himilo – Dowladda Bangladesh, ayaa tageera dhaqaale siineysa arday saboolka ah si ay ula jaan qaadaan cashirada habka fogaan aragga ah ku baxaya inta lagu jiro xayiraadda Feyruska Corona. Lacagta oo deyn ah ayaa wajigeeda koowaad looga faa’iideeyay 23,587 arday ...

Read More »

La kulan: Haweeneyda tima jaraha ku leh Sacuudi Carabiya

Himilo – Muuqaal koobnaa oo ku baahay baraha bulshada, ayaa lagu arkay haweeneey Sacuudi Carabiya u dhalatay oo goob timaha lagu qurxiyo ku leh galbeedka dalkaasi. Waxaa la arkayay iyada oo wadata af-saab oo timaha u jareysa wiil yar, xilli ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan