Daily Archives: September 15, 2020

Jack Grealish oo heshiis cusub u saxiixay Aston Villa

Himilo – Grealish, ayaa go’aan ka gaaray mustaqbalkiisa kooxda Aston Villa, isaga oo saxiixay heshiis shan sanno ah. Qandaraaska cusub Jack Grealish, waxa uu ku qaadan doonaa mushaar ka badan midkii heshiiskiisii hore ee dhacaya sanadka 2023-ka. Waxaa uu qaadan ...

Read More »

Buyer Munich oo dib usoo cusbooneysiisay xiisaha ay u qabto Hudson-Odoi

Himilo – Kooxda Buyer Munich, ayaa dib usoo cusbooneysiisay xiisaheeda xiddigga garabka kaga ciyaara kooxda Chelsea ee Callum Hudson-Odoi, sida ay warisay Sky Germany. Hudson-Odoi, ayaa lala xiriirinayaa illaa dhowr dalab, waxaana ka mid ah mid ku kacaya 35 milyan ...

Read More »

Caruus xabsiga la dhigay xafladiisii aqal-galka kadib

Himilo – Boliiska magaalada Ras Al Khaimah ee waqooyiga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xabsi dhigay aroos cusub, markii uu dhigtay xaflad aqal-gal ah. Waxa uu wajahayaa eedeyn ah inuusan raacin hab-raacyada loo dajiyay la dagaalanka Feyruska Corona iyo inuu baraha ...

Read More »

Sawir sabab u noqday dhimashada Dhallaan

Himilo – Wiil laba sanno iyo bar jir ah ayey baddu la tagtay wadanka Hindiya, xilli hooyadii ay ku mashquulsaneyd galidda sawir Salfie ah. Boliiska ayaa sheegay in haweeyneydan iyo caruurteeda ay ku sugnaayeen xeebta magaalada Alappuzha. Mar ay isku ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan