Home / 2020 / October / 10

Daily Archives: October 10, 2020

Manchester City oo beenisay soo qaadashada Kalidou Koulibaly

Himilo – Madaxa Manchester City ee Omar Berrada ayaa beeniyay wararka sheegaya in Cityzens isku dayday soo qaadashada daafaca Napoli ee Kalidou Koulibaly. City ayaa suuqa ka dooneysay dhowr ciyaartoy kuwaasi oo u badan daafac dhexe si ay u xoojiso ...

Read More »

Yaa kula taliyay Edinson Cavani ku biirista Man Utd?

Himilo – Weeraryahanka Uruguayan ee Edinson Cavani ayaa la saxiixday Man Utd maalinka ugu danbeeyay suuqa kala iibsiga isaga oo kooxda la galay hal sano oo heshiis ah. 33-jirkaan ayuu qandaraaskiisa idlaaday todobo sano oo uu joogay Paris Saint-Germain halkaasi ...

Read More »

Waligaa ma isku qaladay Bisad iyo Shabeel?

Himilo – lammaane Faransiis ah, ayaa mid kamid ah mareegaha wax lagu xayeeysiiyo ee Internet-ka kasoo iibsaday Shabeel yar oo ay moodeen bisadda nooceeda laga helo Africa. Sanadkii 2018-kii, ayey bixiyeen 7-kun oo doolar si ay usoo iibsadaan mukulaasha Savannah ...

Read More »

100-jir ka qalin-badeshay dugsiga sare

Himilo – Waxbarashada lagama gabagoobo, waxaa tusaalle u ah Albert Montella oo kasoo jeeda gobolka Pennsylvania ee dalka Mareykanka. Todobaadyo kahor inta uusan u dabaal degin dhalashadiisa boqolaad ayuu shahaadadiisa dugsiga sare ka qaatay dugsiga Rose Tree Media School. Muuqaal ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan