Home / 2020 / October / 12

Daily Archives: October 12, 2020

Cilmibaaris: Feyruska Corona waxa uu ku badbaadi karaa oogada sare ee Taleefankaaga 28-cisho

Himilo – Feyruska dhaliya xanuunka Covid-19 ee SARS-CoV-2 ayaa baaqi kusii ahaan kara 28-berri oogada sare ee shaashadda taleefanada gacanta, lacagaha aan isticmaalno iyo biraha dushoodaba, sida lagu ogaaday cilmibaaris ay sameeysay wakaaladda cilmiga seyniska ee dalka Australia. Mudadaasi waxey ...

Read More »

Manchester United oo qiimo sare ku dooneysa Erling Braut Haaland

Himilo – Erling Braut Haaland ayaa door muhiim ah ka ciyaaray kulankii ay xulkiisa Norway guusha ka gaareen Romania. Laacibkaan ayaa kamid noqday xiddigaha lala xiriirinayo Manchester United bisha January marka uu furmo suuqa kala iibsiga. Haaland ayaa doorbiday  Borussia ...

Read More »

Barcelona oo weli xiiseyneysa Georginio Wijnaldum

Himilo – Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa xaqiijiyay in weli ay doonayaan soo qaadashada Georginio Wijnaldum iyo Memphis Depay. Kooxda Spanish-ka ayaa si xooggan loola xiriirinayay u dhaqaaqista laacibka khadka Liverpool iyo weeraryahanka Lyon intii uu furnaa suuqa kala ...

Read More »

Muddo intee la’eg ayaad sugi lahayd si aad u noqoto Milyaneer?

Himilo – Weydiintaan ayaa waxaa ka warcelinaya qoys kasoo jeeda Ireland. Muddo 25-sanno ah ayey tijaabinayeen nasiibkooda si ay u helaan 6.4-milyan oo doolar. Aabaha qoyskan ayaa u sheegay shirkadda maamusha bakhtiyaanasiibka, in markii ugu horreysay uu shaacinta bakhtiyaanasiibkiisa ka ...

Read More »

Shirkad 4-kun oo gawaari ah u hadiyeeysay shaqaalaheeda

Himilo – Shirkad laga leeyahay Shiinaha oo sanceeysa birta ayaa qabsatay warbaahinta dunida, kadib markii ay hadiyado qaali ah siisay shaqaalaheeda. Jiangxi West Dajiu, ayaa abaabushay munaasibad ay ugu debaal dageysay guusheeda, markaas oo shaqaalaha ay si lama filaan ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan