Home / 2020 / October / 17

Daily Archives: October 17, 2020

Mohamed Salah oo dhaliyay goolkiisii 100-aad ee Liverpool

Himilo – Xiddiga xulka qaranka Egypt ayaa si cajiib ah ugu soo muuqday ciyaar ay Reds barbaro 2-2 ah la galeen kooxda ay xafiiltamaan ee Everton. Weeraryahanka Liverpool ee Mohamed Salah ayaa dhaliyay goolkiisii 100aad ee naadiga, kulankii uu wajahay ...

Read More »

Koeman oo xaqiijiyay doonista Depay ee kooxda bisha January.

Himilo – Laacibkii hore ee Manchester United ayaa kamid ah ciyaartoyda lala xiriirinayo u dhaqaaqista Camp Nou. Tababaraha Barcelona, Ronald Koeman ayaa calaamadeystay la saxiixashada Memphis Depay kaasi oo ka tirsan Lyon. Kahor inta uusan suuqa kala iibsiga xirmin  October ...

Read More »

Xalka caruurta ka maseyrta kuwa ka yar ee markaasi dhasha

Himilo – Kasoo qaad inaad haysato laba caruur ah, midi waa afar jir halka kan kalena yahay kaliya seddax bil jir. Waxaa suuragal ah in midka wayn uu galay xaalad maseyr ah markii uu dhashay midka yar. Waalidiinta marka ay ...

Read More »

Guumeyskii raacay diyaaradda

Himilo – Duuliyaha mid ka mid ah diyaaradaha nooca qumaatiga u kaca ee Helicopter-ka ayaa ku jiray hawlsha la dagaalanka dabka ka holcaya gobolka California ee dalka Mareykanka, markii si lama filaan ah uu daaqadda kaga soo galay shinbirka Guumeyska. Dan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan