Home / 2020 / October / 19

Daily Archives: October 19, 2020

Afar ciyaaryahan oo dib ugu soo laabtay Man Utd kahor kulanka ay wajahayaan PSG

Himilo – Manchester United tababaraheeda Ole Gunnar Solskjaer ayaa heli doona afar ciyaaryahan, kuwaasi oo ciyaari doona Champions League ciyaarta ay wajihi doonaan PSG. Edinson Cavani oo Red Devils ugu soo biiray si bilaash ah xagaagan, ayaa soo qaatay 14 ...

Read More »

Liverpool oo bisha Janaayo u dhaqaaqi doonta beddelka Virgil van Dijk

Himilo – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa quudareynta in ay u dhaqaaqaan bisha Janaayo laacibka Brighton & Hove Albion daafaca dhexe ugu ciyaara Ben White, si uu beddel suuragal ah ugu noqdo Virgil van Dijk oo seegaya naadiga inta ka ...

Read More »

Sideed jir xanaaneysa Mas

Himilo – Inbar oo ah sideed jir waxey barkat yare ee ku taala barxadda gurigooda kula dabaalataa si maalinle ah mas yar oo ay xanaaneysato. Waa ay ku faraxsan tahay in Belle uu la nool yahay, iyada oo sheegtay inuu ...

Read More »

Kiisaska COVID-19 ee caalamka oo sare u dhaafay 40-milyan.

Himilo – Sida lagu shaaciyay xog uruurin ay sameeysay jaamacadda Johns Hopkins, dad ka badan 40-milyan iyo 107-kun oo ruux oo ku nool caalamka ayaa qaaday feyruska Karona. 32 maalin kahor dadka qaaday feyruska ayaa ahaa 30-milyan, taasi oo muujineysa ...

Read More »

Daraasad: 60% dadka dunida waxa ay ka walaacsan yihiin badqabka cunada ay qaataan

Himilo – Cilmibaaris ay sameeysay shirkadda baarista ee Gallup, ayaa waxaa lagu ogaaday welwelka ay dadka ku nool caalamka ka qabaan cunada ay sida maalinlaha ah u quutaan. Natiijada daraasadda oo afti lagu weydiiyay 150-kun oo ruux oo ku kala ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan