Home / 2020 / October / 24

Daily Archives: October 24, 2020

Arsenal oo xiiseeneysa laacib ka ciyaara dalka Holland

Himilo – Arsenal ayaa la werinayaa in suuqa ay ka dooneyso weeraryahan iyada oo xiiseyneysa laacibka PSV ee Donyell Malen, sida ay werisay Soccernews. Malen, oo 21 jir ah ayaa dhaliyay 33 gool isaga oo 79 kulan u saftay PSV ...

Read More »

Man Utd oo magacaabeysa agaasime cusub

Himilo – Naadiga Premier League ka dhisan ee Manchester United ayaa daneeneysa in ay agaasimaha kubadda cagta ugu magacawdo Luis Campos, sida ay werisay Mirror. Tani ma ahan mid qarsoodi ah in Manchester United xiiseeneyso ninkaan kaasi oo ay indhaha ...

Read More »

Brandon Berridge: Dab damiyaha ugu dheer caalamka

Himilo – Nin kasoo jeeda gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka oo dhirirkiisu yahay 6-fiit iyo 11.17-inch ayaa loo aqoonsaday dab damiyaha ugu dheer caalamka. Brandon Berridge oo ka tirsan waaxda dab la dagaalanka magaalada Tullahoma ee gobolkaasi tan iyo 2006-dii, ...

Read More »

WHO: Sida la isaga ilaaliyo feyruska Karona

Himilo – Maadaama uu cudurka Covid-19 ee soo gaaray dalka bartamihii bishii Maarso ee sanadkan, wuu kusii fidayo bulshadeena, taxadar adiga oo raacaya tillaabooyinka soo socda oo ay ku talisay Hay’adda caafimaadka dunida ee WHO. U jirso dadka kale fogaan ...

Read More »

Cuno kariyihii ku kali noqday maqaayadda

Himilo – Waxey ahayd maqaayad caan ah oo ku taala degaanka Huntly ee dalka New Zealand, waxaa buux dhaafiyay qeybta lacag bixinta iyo miisaska cuntadaba macaamiil doonaysa in loo adeego, balse kaliya hal shaqaale oo cuno kariye ah ayaa joogay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan