Home / 2020 / October / 26

Daily Archives: October 26, 2020

Oxford: Tallaalka Covid-19 waxa uu diyaar noqon doonaa December

Himilo – Seynisyahanada dunida waxey wadaan dedaal ku aadan sidii tallaal loogu heli lahaa feyruska Karona, kaas oo ay qaadeen 43-milyan oo ruux. Mid ka mid dadaaladaasi waxaa wada jaamacadda Oxford ee laga leeyahay Ingiriiska, cilmibaaraha hormuudka u ah dedaalkaasi, ...

Read More »

Gabdhaha dhigta dugsiyada Sydney oo la barayo sida loo baddelo lugta gaariga

Himilo – Mid ka mid ah xirfadaha la jaanqaadaya xilligan casriga muhiimkana ah in qofku barto waa kaxeynta iyo lug ama oolyo ka badelidda gaariga. Hadda iskuul ku yaala xeebta waqooyi ee magaalada Sydney caasimadda Australia, ayaa baraya gabdhaha dusiga ...

Read More »

Paul Pogba oo beeniyay in uu ka fariistay xulka qaranka France

Himilo – Paul Pogba ayaa sheegay in uusan ka fariisan xulka qaranka, iyada oo laacibkan 24-kii saac ee lasoo dhaafay la  hadal hayay in uu qaranka ugu fariistay sabab la xiriirta hadal Islaam naceyb ah oo uu ka dhawaajiyay madaxweynaha ...

Read More »

Sergio Ramos oo rajaynaya muddo kordhin hal sano ah

Himilo – Sergio Ramos ayaa la werinayaa in qallinka ku duugi doono muddo kordhin hal sano ah oo uu u sameyn doono kooxda Real Madrid. Laacibkan oo shan bil kaga harsan tahay in uu jirsado 35 sano, ayaa weli kamid ...

Read More »

Afrikaankii ugu horreeyay ee muslim ah oo xildhibaan ka noqday New Zealand

Himilo – Muslimiinta waxey door mug leh ku leeyihiin horumarinta bulshada ay ku dhex nool yihiin ee New Zealand, iyaga oo kamid ah adeegayaasha shacabka. Ibrahim Omer oo u dhashay Eritrea, ayaa markan ku biiray golaha Baarlamaanka dalkaasi, isaga oo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan