Home / 2020 / November / 04

Daily Archives: November 4, 2020

Juventus oo Roma kaga horreysa tartanka loogu jiro saxiixa Emerson Palmieri

Himilo – Juventus ayaa la werinayaa in ay Roma kaga sarreeyaan tartanka loogu jiro saxiixa Emerson Palmieri oo ka tirsan Chelsea kaasi oo ay doonayaan soo qaadashadiisa bisha Janaayo. Laacibka qaranka Italy ayaa u baahnaa ka dhaqaaqista Stamford Bridge xagaagan, ...

Read More »

Arsenal oo tartan adag kala kulmeysa kooxda AC Milan

Himilo – Arsenal ayaa wajaheysa tartan xooggan oo kaga imaanaya AC Milan kaasi oo ku aadan la saxiixashada weeraryahanka Red Bull Salzburg ee Dominik Szoboszlai. Laacibka reer Hungary ayaa lala xiriirinayay u dhaqaaqitaanka Emirates Stadium xagaagan, kaddib markii uu bandhig ...

Read More »

Covid-19: Goorma ayey tahay inaan aado isbitaalka?

Himilo – Badi bukaannada qaada feyruska SARS-CoV-2 ee dhaliya cudurka Covid-19, uma baahna iney aadaan isbitaal amaba la jiifiyo waxaase dhaqaatiirtu ku taliyaan in bukaanku tago xarun caafimaadka haddii:- Neef qaadashada ay ku adkaato bukaanka, markaas oo uu ay tahay ...

Read More »

Indonesia: Qarashaadka dugsiga waxaad ku bixin kartaa Qumbe

Himilo – Qoysas badan ayaa xilligan awoodin inay bixiyaan qarashaadka dugsiyada ay dhigtaan Caruurtooda, markii ay waayeen ilihii uu kasoo gali jirey dakhliga feyruska karona awgii. Waxey taasi mugdi galiyay waxbarashada dhallaan badan. Balse markaan Dugsi hooy ah oo ku ...

Read More »

Sacuudiga oo mamnuucay magacyada lidka ku ah Islaamka

Himilo – Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa billaabay sharci lagu diiwaan galinayo magacyada caruurta dhasha, kaas oo mamnuucyada magacyada dhaawici kara qiyamka diinta Islaamka. Wakaaladda arimaha rayidka ee wasaaradda arimaha gudaha oo soo saartay sharciga, ayaa sheegtay inaan dhallaanka yar loo bixin ...

Read More »

Dugsi ku yaala Sydney oo abaal mariya ardayda ku guuleysta imtixaanka

Himilo – Dugsiga sare ee Al-Faisal ee ku yaala galbeedka magaalada Sydney ee dalka Australia ayaa abaal marino lacageed guddoonsiiyay arday natiijo wanaagsan ka keenay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare. Maamulka dugsiga ayaa ardayda sanadka 12aad guddoonsiiyay midkiiba jeed ay ku ...

Read More »

Haweeneey dacwad ku oogtay seygeeda markii uu ka qariyay bidaartiisa

Himilo – 27-jir ku nool magaalada Thane ee galbeedka dalka India ayaa dacwad kusoo oogtay seygeeda kaddib markii uu ka qariyay inuu leeyahay bidaar, sida uu daabacay Gulfnews. Kailash Barve oo ah askari ka tirsan saldhigga boliiska Naya Nagar ee ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan