Home / 2020 / November / 08

Daily Archives: November 8, 2020

18-jir noqotay markii seddexaad da’yarta ugu timaha dheer caalamka

Himilo – Maalmo ka hor xafladdeeda dhalashada 18-aad, koox ka socotay buugga Guinness oo cabirtay tinteeda ayaa sheegay in dhirirkeedu gaarayo 6 fiit, 6.7 inji. Waa Nilanshi Patel, oo India u dhalay oo markii seddexaad dhigtay rikoor cusub. Bishii November ...

Read More »

Real Madrid oo tartan adag kala kulmeysa Juventus doonistooda ku aadan Haaland

Himilo – Real Madrid ayaa la werinayaa in ay u dhaqaaqayaan weeraryahanka sida cajiibka ugu ciyaaraya  Borussia Dortmund ee Erling Haaland. Los Blancos ayaa qorsheeneysa in ay billowdo dalabka weeraryahanka xagaaga 2022 laakiin waxa ay wajihi doonaan tartan kaga imaanaya ...

Read More »

Manchester City oo ku biirtay raacdada loogu jiro saxiixa Marcus Thuram

Himilo – Manchester City ayaa la werinayaa in ay ku biirtay raacdada loogu jiro saxiixa Borussia Monchengladbach ee Marcus Thuram.23-jirkan ayaa si cajiib ah uga soo muuqday kooxdiisa Bundesliga ololahaan 2020-21, waxa uu dhaliyay seddex gool isaga oo caawin ka ...

Read More »

Eric: Shimbirkii dabka ka badbaadiyay saaxiibkiis

Himilo – Anton Nguyen iyo shimbirkiisa Eric waxaa gabalku ugu dhacay dheelo la’aan ah si la mida dadka kula nool magaalada Brisbane ee dalka Australia. Markii uu habeenku kala barmay ayaa waxaa dab uu qabsaday aagii uu ku noolaa, kaas ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan