Home / 2020 / November / 16

Daily Archives: November 16, 2020

Paris Saint-Germain oo u dhaqaaqday soo qaadashada kabtan Sergio Ramos

Himilo – Paris Saint-Germain ayaa la werinayaa in ay daneynayso soo qaadashada Sergio Ramos kaasi oo ay rabaan in ay la galaan heshiis seddex sanno ah oo uu ku joogayo Parc des Princes. 34 sanno jirkaan ayaa dhawaan gaaray goolkiisii ...

Read More »

Man United oo tartan ka wajaheysa kooxo ka dhisan Premier League doonistooda David Carmo

Himilo – Manchester United ayaa lagu warramayaa in ay wajahayaan tartan kaga imaanaya ugu yaraan 10 koox kuwaasi oo ceyrsanaya daafaca Braga ee David Carmo. 21 sanno jirkaan ayaa si joogto ah kooxda ugu soo muuqanayay safka hore ee daafaca ...

Read More »

Mareykanka: In ka badan kun ruux ayaa maalinkii u geeriyooda Covid-19

Himilo – Dadka qaaday feyruska Karona ee mareykanka ayaa gaaray 11-milyan oo ruux, iyadoona isbitaalada ay qaabilayaan bukaano badan. Celcelis ahaan in ka badan kun qof ayaa maalinkii gudaha Mareykanka ugu dhimata cudurka Covid-19, waxaana dadka u geeriyooday ay hadda ...

Read More »

Qooleey lagu iibiyay $1.5 milyan

Himilo – Hok Van De Wouwer oo ah laba sano jir ah waxa loo xiray taajka Qooleyda ugu qaalisan dunida, kaddib markii nin u dhashay Koofur Africa uu ku iibsaday 1.3 milyan oo yuuro oo u dhiganta $1.5 milyan. Qooleydan ...

Read More »

Faransiiska: Dhibka lagu qabo waalidiinta ardayda ka bootiya darbiyada dugsiga

Himilo – Dugsi hoose, dhexe oo ku yaala Faransiiska ayaa codsi u diray waalidiinta caruurtooda ka bootiyada darbiga dugsiga xilliyada ay la kulmaan isaga oo xiran, si xal loogu helo mushkiladaasi. Banaanka hore ee deyrka/darbiga dugsiga Trillade, ayaa lagu dhajiyay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan