Home / 2021 / January / 10

Daily Archives: January 10, 2021

Eric Garcia oo ku wajahan Barcelona

Himilo – Daafaca Spain ee Eric Garcia  ayaa heshiis dib ugu laabasho ah la gaaray kooxda Barcelona xagaagan. 19 sanno jirkaan ayaa kamid ah wax soo saarka xerada La Masia, wuxuuna hadda jecleysanayaa in uu dib ula midoobo kooxdiisii carruurnimo. ...

Read More »

India: Nin geed u saarnaa 8 saacadood inay u soo laabato xaaskiisa!

Himilo – Doddappa waa  40 jir ka soo jeeda India wuxuu sameeyey arrin soo jiitay dadka kula nool Karnataka. dhawaad 10 saacadood ayuu saarnaa geed isaga oo codsanayay inay dib ugu soo laabato xaaskiisa oo shan sano ka hor ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan