Home / 2021 / March

Monthly Archives: March 2021

Haweeney afkeedu furmay soddon sano oo xirnaa kadib

Himilo – Haweeneyd soddon jir ayaa afkeedu furmay markii ugu horreysan taniyo dhalashadeedii kaddib markii qalliin loogu sameeyay Isbitaal ku yaalla caasimada India ee New Delhi. Astha Mongia marna uma aysan suura galin inay afkeeda kala furto arrimo la xiriira ...

Read More »

Goolhaye Donnarumma oo diiday laba dalab

Himilo – Gigio Donnarumma ayaa diiday laba dalab oo heshiis kordhin ah Milan ayaana lagu soo waramayaa in ay wadahadalada hakisay. 22 jirkaan ayaa arki doona qandaraaskiisa dhamaadka xilli ciyaareedkaan. Mudnaanta Milan ayaa ah inay heshiis la gaarto ciyaaryahanka heerka ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 43aad

Read More »

Tomori: ‘Waxaan doonayaa inaan qanciyo Maldini’

Himilo – Daafaca dhexe ee Milan Fikayo Tomori ayaa doonaya inuu noqdo ‘mid ka mid ah daafacyada ugu fiican adduunka’ wuxuuna doonayaa inuu ku qanciyo Paolo Maldini San Siro. Daafaca reer England ayaa amaah kaga yimid Chelsea isagoo ikhtiyaar uleh ...

Read More »

China: Gabar ku huruday masrax ay bandhig ku lahayd

Hmilo – Daawadayaashii ayaa ka dareeray masraxa kaddib markii gabadhii la daawanayay ciyaarteeda ay hurdo kula dhacday masraxa ay saarneyd oo ay ku maaweelineysay dad badan. Gabar la socotay oo ay saaxiibo ahaayeen ayaa isku dayday dhowr mar inay kiciso ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 42aad

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Lewandowski oo dib ugu laabtay Bayern

Himilo – Robert Lewandowski ayaa ku laabtay Bayern Munich si looga daaweeyo dhaawac jilibka ah, Poland ayaa xaqiijisay. Weeraryahanka ayaa dhaawac ka soo gaaray jilibka midig intii lagu jiray kulankii isreebreebka Koobka Adduunka ee 3-0 ay kaga badiyeen Andorra, kaasoo ...

Read More »

Haweeney app lagu haasaawo u sameysay shaqaalaha ku xayiran Suez Canal

Himilo – Lixdii maalmood ee tagtay markab xammuul waday ayaa ku xanibnaa Suez Canal ee dalka Masar. Dhacdadan ayaa indhaha caalamka si weyn u soo jiidatay. Marka laga tago markabka ku dhagay kannaalka, Doomo iyo maraakiib kale ayaa sidoo kale ...

Read More »

Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 41aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan