Daily Archives: September 15, 2021

15 September- Maalinta caalamiga ee Dimuqraadiyada

Himilo – Golaha loo ammaanka ee qaramada midoobay ayaa meel mariyay sannadkii 2007-dii in 15 September sannad kasta la xuso maalinta caalamiga ee dimuqraadiyadda. Ujeedda maalintan loo maamuuso ayaa ah in dawladaha lagu booriyo sii wadidda hannaanka dimuqraadiyadda si furan ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 57aad

Read More »

Pedri iyo Jordi Alba oo sii huriyay musiibada dhaawac ee Barcelona

Himilo – Labada ciyaaryahan ee Barcelona Pedri iyo Jordi Alba ayaa seegi doona kulankooda xiga ka dib markii ay dhaawacyo ka soo gaareen Bayern Munich habeenkii talaadada. Waxay ku biiri doonaan liis dhaawacyo hore u sii badan oo warar aan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan