Home / 2021 / September (page 4)

Monthly Archives: September 2021

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 61aad

Read More »

Goorma ayuu qandaraaska u kordhinayaa Paulo Dybala Juventus?

Himilo – Paulo Dybala ayaa qarka u saaran inuu qandaraas cusub u saxiixo Juventus isbuuca soo socda Weeraryahanka Juventus Paulo Dybala ayaa ku dhow  inuu qandaraas cusub u saxiixo kooxda ka dhisan Turin. Heshiiska haatan ee 27 jirka ayaa lagu ...

Read More »

Maalinta caalamiga ah ee badbaadada bukaanka

Sanadka kasta 17 September dunida waxaa laga xusaa maalinta badbaadada bukaanka. Hay’adda caafimaadka adduunka ee loo soo gaabiyo magaceeda WHO ayaa u debaal degta maalintan. Ujeedada xuska ayaa ah in la faafiyo wacyi-gelinada la xiriira fahmidda daryeel siinta bukaanka. Maalintan ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 60aad

Read More »

Gonzalo Higuain oo xaqiijiyay in Inter Miami ay dooneyso saxiixa Lionel Messi

Himilo – Gonzalo Higuain ayaa qiray in Inter Miami ay mustaqbalka dhow raadin doonto saxiixa Lionel Messi. Inkastoo uu muddo dheer xiiseynayay horyaalka MLS, Messi ayaa doortay inuu heshiis qaali ah u saxiixo Paris Saint-Germain marka uu ka tagayay Barcelona ...

Read More »

Maqal- Bar Bandhigga Dhaqaalaha

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 59aad

Read More »

Firaaqada badan oo qofka u keeni karta dhibaato

Himilo – Cilmi baaris cusub oo ay sameeyeen saynisyahanno ku nool dalka mareykanka ayaa soo jeedisay in helidda wakhti badan oo nasiino ah uu waxyeello u geysto caafimaadka maskaxda dadka. Xogaha la helay ayaa raaha ka rogay in wixii ka ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-Wadaag

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 58aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan