Home / 2021 / October / 10

Daily Archives: October 10, 2021

Xavi oo albaabada u furay dalab kasta ‘iyadoo lala xiriirinayo Barcelona

Himilo – Ciyaaryahankii hore ee qadka dhexe ee kooxda Barcelona Xavi ayaa xaqiijiyay inuu dhageysan doono dalabka La Blaugrana haddii shaqada tababaraha ay soo dhacdo. 41 jirkaan-oo hadda gacanta ku haya kooxda Qatar ee Al-Sadd-ayaa lala xiriiriyay inuu ku laaban ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 79aad

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 78aad

Read More »

Dr. Maxamed Daahir Afrax iyo halgankiisii horumarinta Af-Soomaaliga

Himilo  – Alle ha u naxariistee Dr. Maxamed Daahir Afrax, wuxuu ahaa aqoonyahan magac iyo saameyn weyn ku dhex leh bulshada soomaaliyeed. Wuxuu caan ku ahaa hormarinta iyo u hiilinta afka hooyo. Hawsha qoraanimada oo aad loogu xasuusto wuxuu geliyay ...

Read More »

Bisad xanaaneysa digaaga yar yar

Himilo – Iyada oo ay ka muuqato damqasho iyo daryeel aan ka yarayn sida hooyadu muujiso, bisaddu waxay daryeeshaa oo ay korisaa ilaa 20 digaagad, kaddib markii ay korisay ilaa 20 digaag oo kale labadii sanno ee la soo dhaafay. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan