Home / 2021 / November / 01

Daily Archives: November 1, 2021

Richarlison oo laga saaray xulka Brazil ee soo socda

Himilo – Richarlison ayaa laga saaray xulka Brazil ee ciyaaraha isreebreebka Koobka Adduunka ee 2022 ee soo socda. Weeraryahanka Everton ayaa sidoo kale seegay fasixii hore ee caalamiga  sababtoo ah dhibaato jilibka ah oo uu la tacaalayay tan iyo bishii ...

Read More »

La kulan – haweeneyda ugu dheer haweennka Dunida

Himilo – Wargeyska the Independent ee ka soo baxaya dalka Ingiriiska ayaa daabacay sheekada haweeneyda ugu dheer dunida marka loo eego xagga dumarka. Romesa Gilji oo 24 sanno jir ah, waxay ka soo jeeda Turkiga gaar ahaan magaalada Karabuk, joog ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan