Home / 2021 / November / 06

Daily Archives: November 6, 2021

Barcelona oo heshiis la gashay tababare cusub

Himilo – Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay inay xiddigeedii hore ee qadka dhexe uga ciyaari jiray Xavi u magacowday tababaraha cusub ee naadiga. 41 jirkan ayaa kooxda la galay heshiis gaaraya  ilaa 2024. Waxayna magacaabistiisu timid kadib markii tababarihii hore Ronaldo ...

Read More »

Fiidmeer ku soo baxday tartan weynaha shimbiraha New Zealand

Himilo – Musharraxiinta ma aysan ogeyn inay baratamayaan. Tartanka wuxuu ahaa tartan shimbireedka sanadlaha ah ee gu’ kasta lagu qabto waddanka New Zealand. Tartankan u gaarka shimbiraha  taniyo 2005 waxaa marba ku guuleysanayay mid ka mid ah noocyada dhaladka ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan