Home / 2021 / November / 16

Daily Archives: November 16, 2021

Burcad dhacay in ka badan £26m markii ay u dhaceen guryo dad caan ah

Himilo –Saddex xubnood oo gaangis ah ayaa xabsiga la dhigay ka dib markii ay fuliyeen tuuganimadii ugu waynayd abid ee Britain xilli lagu guda jiray fal-dembiyeedyo lala barbar dhigay falka filim Hollywood ah. Guryaha caanka ah ayaa lagu bartilmaameedsaday weerraro ...

Read More »

Liverpool oo xiddigo la illoobay ka faa’iiday £100m

Himilo – Liverpool ayaa dhawaan ku dhawaaqday in agaasimaha ciyaaraha Michael Edwards uu ka tagi doono kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan, ka dib toban sano oo uu joogay. Edwards ayaa dad badan u arkaan inuu yahay maskaxdii ka dambeysay heshiisyada xiddigo ...

Read More »

12-ka macallin ee la magacaabay bartamaha xilli ciyaareedka Premier League

Himilo – Fasaxii caalamiga  ee bisha November ayaa isbeddelo badan oo maamuleed lagu arkay Premier League iyadoo Aston Villa, Norwich City iyo Newcastle United ay noqdeen naadiyadii ugu dambeeyay ee  magacaabay tababarayaal cusub kadib Tottenham iyo Watford, laakiin waa kuwee ...

Read More »

Macluumaad ku saabsan dalka Masar ‘Egypt’

Himilo – Masar waa dalka ugu weyn waqooyiga Africa. Caasimada Masar ee Qahira waxay saddax jeer ka weyn tahay Magaalada New Mexico ee dalka Mareykanka Masar waxay xad kala leedahay Mediterranean Sea dhanka waqooyi, jihada bari waxaa ka saaran gacanka ...

Read More »

Saboolkii waxbarashada ka haray ee milyi-neerka noqday

Himilo – Steve Parkin wuxuu waxbarashada ka haray  isagoo 16 jir ah oo aan haysan wax shahaado ah sannadkii 1992. Balse hadda waa milyineer safka hore kaga jira dadka ugu hantida badan magaalada taariikheeda Yorkshire ee ku taalla waqooyiga UK. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan