Home / 2021 / November / 17

Daily Archives: November 17, 2021

8-ciyaaryahan oo fashilmay markii lacago badan laga bixiyay

Himilo – Labadii sano ee la soo dhaafay, kooxaha kubbadda cagta ayay caado u noqotay inay lacago badan ku soo xero geliyaan ciyaartoyda. Inta badan, ciyaartoydan waxaa lagu soo dhoweeyaa gacmo furan, waxaana loo xilsaaray inay horay u sii wadaan ...

Read More »

Dani Alves oo xiran doona No. 8-aad ee Barcelona, yaa lagu xasuustaa?

Himilo – Dani Alves ayaan u ciyaari karin Barcelona ilaa bisha January, laakiin kooxda ayaan wakhti isaga lumin in ay ku dhawaaqdo in uu xidhan doono maaliyada No.8 oo uu Andres Iniesta ku caanka noqday wakhtigii uu Camp Nou joogay. ...

Read More »

La kulan: Ninka aragga la’ ee billadaha ku helay fuulidda buuraha

Himilo – “Haddii aad dooneyso inaad noqoto midka ugu wanaagsan dunidan waa inaad sameysaa dadaal ka badan kan dadka kale” Waa oraahda Steve Bate-ninka billadaha dahabka ah ka heysta ciyaaraha olombikada ee dadka aanan lixaadkoodu dhammeyn ee kalkii hore lagu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan