Home / 2021 / November / 21

Daily Archives: November 21, 2021

Ma xiran lahayd Suudh ka samaysan timaha shaaribaha ragga ?

Himilo – Iyada oo qayb ka ah Movember-ka sanadkan, astaanta dharka ragga ee Australiyaanka ah ee Politix waxay la midowday farshaxan-yaqaanka Pamela Kleeman-Passi si ay u abuurto suudh u gaar ah iyadoo la isticmaalayo timaha shaarubaha ragga. Movember waa dhacdo ...

Read More »

Xiddigaha ugu qiimaha badan ee seegi doona koobka adduunka 2022

Himilo – Iyadoo koobka adduunka uu soo dhawaaday ciyaartoyda kubbadda cagta qaar badan ayaa ku faraxsan joogitaankooda sanadka soo socda ee tartanka. Nasiib darro, Ciyaartoyda ugu qiimaha badan sida la og yahay waxa ay seegi doonaan koobka aaduunka 2022. Taageerayaasha ...

Read More »

Koofurta Kuuriya: Mustaqbalka ardayda oo ku xiran inay ka gudbaan Imtixaanka iskuulka

Himilo – Ardayda ku nool dalka koofur kuuriya ee soo gabagabeeya 12-kii sano ee waxbarashada aasaasiga ah, waxey u fariisanayaa imtixaanka aqbalaadda Koleejka. Suneung waa mid aad u adag waxa uuna soconayaa siddeed saacadood. Xaalku waa uu adag yahay, ardayduna ...

Read More »

Wax ka ogow laacibiin reer Koonfur Ameerika ah oo weli ka ciyaara qaaradooda

Himilo – Ciyaartoyda South America ayaa lagu qasbay inay u soo baxaan adduunka si ay u gaaraan Yurub haddii ay rabaan inay si wanaagsan uga faa’iideystaan xirfadahooda. Ilaa inta ay dalalkoodu soo saaraan xirfado kubbada cagta oo cajiib ah, ciyaaraha ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan