Home / 2021 / November / 22

Daily Archives: November 22, 2021

Xaqiiqooyin ku saabsan webiga Nile

Himilo – Nile keliya ma ahan webiga ugu dheer Africa sidoo kale waa wabiga ugu dheer caalamka. Dhererkiiua wuxuu gaarayaa 4,000 oo miles, webigani waxa uu muhiim u yahay Africa kumanaan sanno illaa iyo maanta Halkee ayuu dhacaa wabiga Nile? ...

Read More »

Maxaad ka ogtahay ciyaaryahano kubbadda cagta ah oo guursaday gabdho ciyaartoy ah

Himilo – Maahmaahdii hore waxay tiraahdaa ha ku darin ganacsiga iyo raaxaysi – laakiin ciyaartoy badan oo kubbadda cagta ah ayaa taas iska indhatiray sannado badan. In kasta oo laga yaabo in aanay iska hor imanayn, haddana ciyaartoyda ragga ah ...

Read More »

Shan ciyaartoy oo xirfadoodii baabi’iyay kadib markii ay China ugu guureen lacag aad u badan

Himilo – Hal mar, waxay u muuqatay in dhammaan xiddigaha kubbadda cagta ugu sarreeya ay aad ugu dhowdahay inay ku biiraan koox ka dhisan Shiinaha sidii ay ugu dhaqaaqeen Premier League, La Liga ama Seri A. 2016 naadiyadii ka koobnaa ...

Read More »

Telefishin u gaar ah Eyda oo hawada soo galaya

Himilo – Telefishinka Eyga, waa warbaahin cusub oo ka shaqo billowday waddanka UK isla markaana loo gaar yeelay afar lugoodlaha la rabbaayadeysto. Hirgelinta muuqaal baahiyahan waxay timid kadib saddex sano oo la waday cilmi baaris cilmiyeed oo lagu tijaabinayay waxyaabaha ...

Read More »

7 ciyaartoy oo noqday siyaasiyiin ka dib ka fariisashadoodii ciyaaraha

Himilo – Marka ciyaartoyda kubbadda cagta ay doortaan inay joojiyaan maalmahooda ciyaaraha, waxaa jira doorashooyin badan oo ay heli karaan si ay ugu dhaqaaqaan xirfaddooda xigta. Inta badan ciyaartoyda ciyaarta casrigan waxay  eegi doonaan inay noqdaan khabiir telefishan ama inay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan