Home / 2021 / November / 25

Daily Archives: November 25, 2021

Ey si joogta ah u booqda xabaasha ninkii xanaaneysan jiray

Himilo – Badi sheekooyinka la xiriira Eyda la rabbaayadeysto waa kuwo qalbi taabad leh, si ka duwan noolayaasha kale aad ayey u jeclaadaan ruuxa xannaaneeya, kaasi oo ay had iyo jeer ba la joogaan. Fero oo ahaa Ey dibad meer ...

Read More »

Toddobada garoon ee ugu daawashada badnaa ee laga diiwaan galiyay taariikhda kubbada cagta

Himilo – Ma jiro wax u dhigma waayo-aragnimada booqashada garoonka kubbadda cagta markii ugu horreysay Guuxa dadka badan, calamo dhalaalaya oo kor loo lulo iyo heeso ayaa ka dhigaya mid ka mid ah kuwa ugu soo jiidashada badan. Hase yeeshee, ...

Read More »

Maxaad ka ogtahay sheekada Shan ciyaartoy oo dhaawacyo yaab leh ay kasoo gaareen u dabaaldagida gool

Himilo – Dabaaldegga goolka waxa loo malaynayaa inay tahay daqiiqad farxad iyo raynrayn leh, laakiin mararka qaarkood arrimuhu si xun bay u khaldami karaan. Dabaaldegga goolasha intooda badan waa kuwo aan dhib lahayn, ka fikir salaanta hal-gacan ee Alan Shearer ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan