Home / 2021 / December (page 9)

Monthly Archives: December 2021

Maxaad ka ogtahay siddeeda ciyaartoy ee iibsaday kooxo kubbadda cagta ah

Himilo – Xirfad tababarnimo ama kursi raaxo leh oo ku yaal istuudiyaha TV-ga, Kuwani caadi ahaan waa xulashooyinka sugaya ciyaartoyda kubbadda cagta marka maalmaha ciyaartoodu ay dhammaato. Ka qayb galka ciyaaraha waa qayb aan laga gorgortami karin nolosha dad badan ...

Read More »

xiddigo aadan ogeyn in loo magacaabay Ballon d’Or

Himilo – Abaalmarinta Ballon d’Or ayaa soo laabatay ka dib hal sano oo nasasho ah maalintii Isniinta, iyadoo 30 ciyaartoy ay ku tartamayeen in loo caleemo saaro ciyaaryahanka ugu fiican adduunka sanadkii la soo dhaafay. Lionel Messi ayaa ahaa ninkii ...

Read More »

Siddeed ciyaaryahan oo Premier League ah oo mudnaa Ballon d’Or

Himilo – In kasta oo Premier League uu inta badan yahay kan ugu daawashada badan kubbadda cagta adduunka, 20kii sano ee la soo dhaafay waxaa jiray keliya labo ku guulaystay Ballon d’Or. Taasi waxay qayb weyn ka tahay awoodda Lionel ...

Read More »

Xariirka ka dhaxeeya Siyaasadda Soomaaliya iyo baraha bulshada

Himilo – Waxaynu ku nool nahay duni ay tiknoolojiyadu beddeshay habkay dadku u wada xiriiraan. Shabakadaha Bulshadu ay farriimaha iskugu gudbiyaan sida Facebook, iyo Twitter,  ayaa ah Kuwo isku xidhay Malaayiin Qof Oo dunida dacaladeeda kala Jooga. Kuwaas oo sahlay in ...

Read More »

Bisad kasbatay quluubta malaayiin qof oo daafaha dunida kala jooga

Himilo – Bisadda naadirka ah ee “Midas” ayaa noqotay mid caan ka ah baraha bulshada ee caasimadda dalka Turkiga ee Ankara, sabab la xiriirta afarta dhegood oo ay ku gaaroowday darteed. Janis Doshamci oo u dhalatay dalka Turkiga ayaa sheegtay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan