Home / 2022 / January / 01

Daily Archives: January 1, 2022

Xaqiiqooyin ku saabsan biyaha

Himilo – Waa dareere waxaase u dheer labo xaal oo kale. Waa noole bile aan laga maarmin. Waayidooda waxaa ku naf waaya kummannaan nafley ah. Waa dawada ugu horreysa uguna muhiimsan dunida. Waan ku abtirsannaa. Nolosha noolaha oo dhan ayaa ...

Read More »

Suuqa kala iibsiga bisha Janaayo taariikhaha muhiimka ah iyo waxa dhici kara

Himilo – Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha Janaayo ayaa bilowday, kooxuhu waxay doonayaan inay la xaajoodaan ciyaartoyda ay doonayaan inay soo iibsadaan si ay ugu xoojiyaan safkooda. Ma laha farxad isku mid ah iyo soo jiidasho la mid ah oo ...

Read More »

La kulan – Ninka Biyaha ka Caagan muddo 20 sano ah

Himilo – Saddex ilaa Shan beri waa muddada uu qofku joogi karo biyo la’aan. Laakiin ninkan wuxuu sheegay inuusan cabbin wax biyo ah muddo 20 sano ah. Tuulo fog oo dhacda miyiga dalka Burundi ayuu ku nool yahay ninkan oo ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 117aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan