Home / 2022 / January / 03

Daily Archives: January 3, 2022

10 saxiix oo aad illowday kuwaas oo dhacay 2021 yaa ku jira?

Himilo – Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha Janaayo ayaa si rasmi ah u furmay iyadoo kooxaha adduunka ay isku diyaarinayaan inay ganacsi sameeyaan ka hor qeybta labaad ee xilli ciyaareedka. Kooxo badan oo Premier League ah ayaa qarka u saaran ...

Read More »

Haweeneyda ugu da’da weyn dunida oo u dabaal-degtay gu’geedii 119 aad

Himilo – Kane Tanaka oo ah haweeneyda ugu da’da weyn caalamka oo dhan ayaa 2-dii bishan January 2022 u dabbaal-degtay sanadkeedii 119-aad. Tanaka oo ka soo jeeda Japan waxay dhalatay sannadkii 1903 oo ku aadan markii wiilashii walaalaha ahaa (Wright ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 119aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan