Himilo – Bare jaamacadeed oo ku sugan Muqdisho ayaa soo saaray horraantii January 2022 App loogu tala galay in wax lagu baro carruurta laguna madadaaliyo. Aasaasaha Fariid App ayaa sheegay inay fekraddan ku dhalatay markii uu arkay in Mobile-da iyo ...
Read More »Monthly Archives: May 2022
Fursadaha dhallinyarada Soomaaliyeed uga bannaan baraha bulshada
Himilo – Adeegsiga baraha bulshada ayaa isa soo tarayay tobankii sano ee ugu dambeeyay dunida oo dhan. Natiijooyinka ka dhashay waxaa ka mid ah in looga faa’iideystay dhinacyada nolosha sida xiriirka, ganacsiga iyo wixii la mid ah. Xiriirka isgaarsiinta ee ...
Read More »Champions League 2022/2023 oo durba billaabanaya
Himilo – Kooxda Reer Spain ee Real Madrid ayaa loo caleemasaaray Horyaalka Kubadda Cagta Qaaradda Europe ee UEFA champions League, hayeeshee 21ka Bisha soo socota ee June ayey UEFA go’aamisay in dib loo billaabo ciyaaraha loogu soo baxayo UEFA sanadka ...
Read More »Taariikh-nololeedka Cabdullaahi Maxamed Shirwac
Himilo – Cabdullaahi Maxamed Cali (Shirwac) guddoomiyihii hay’adda Tubta Nabadda, ayaa habeennimadii xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kaddib muddo dhowr cisho ah oo uu xanuunsanayay, sida ay xaqiijiyeen qoyskiisa. Waxaa salaadda Janaasadda oo lagula tukaday masjidka Isbaheysiga Islaamka ka qeyb ...
Read More »Dhacdooyinkii laga diiwaangeliyay kama dambeystii UCL ee Liverpool iyo Real Madrid
Himilo – Xalay caasimadda Waddanka France ee Paris ayaa lagu soo gaba gabeeyay tartanka ugu xiisaha badan qaaradda Europe ee UEFA CHAMPIONS LEAGUE. Kulanka ayaa u dhaxeeyay Kooxaha Liverpool oo ka socotay England iyo Real Madrid oo ka socotay Spain, ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 203aad
Dhallinyaro u istaagay inay Soomaaliya ka dhigaan mid cagaaran oo nabad ah
Himilo – 50 dhalinyaro ah oo isugu jira kuwo dhameeyay jaamacado, iskuullo iyo kuwo weli dhigta oo wiilal iyo gabdho leh kuwaas oo kala jooga Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa wada olole dadka loogu sheegayo inay degaankooda ka ilaaliyaan xaalufinta ...
Read More »Dowladda France oo 7,000 oo askari u diyaarisay amniga Garoonka ay isku wajahayaan Madrid iyo Liverpool
Himilo – Dowladda France ayaa ku dhawaaqday in iyada oo xil iska saareysa amniga taageerayaasha faraha badan ee caawa daawanaya Ciyaarta kama dambeysta ah ee Liverpool iyo Real Madrid ay howlgelisay 7,000 oo askari. Inkasta oo xiriirka Ciyaaraha Europe ee UEFA ...
Read More »Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 202aad
Wanaajinta xiriirka Carruurta iyo waalidka
Himilo – Guud ahaan marka aynu ka hadleyno arrimaha qoyska, qoysku wuxuu ka kooban yahay aabbe, hooyo iyo carruurta, waa tirade ugu yar xubnaha uu ka kooban yahay qoysku. Waa uu kasii badnaan karaa waxay ku xiran tahay hadba inta ...
Read More »