Home / 2022 / May (page 2)

Monthly Archives: May 2022

Sidee kooxaha Ingiriiska u kala heleen lacagaha uu bixiyo FA-ga?

Himilo – Xiriirka Kubadda Cagta Dalka Ingiriiska ayaa sanadkasta bixiya lacagaha ay Kooxaha kubadda cagta ee u diiwaangashan ka helaan Telefeshinada iibsada xuquuqda tabinta Ciyaaraha kala duwan ee Ingiriiska. 20-ka Kooxood ee ka diiwaangashan FA-ga England ayaa koox kasta siiya ...

Read More »

Monkeypox: Feyruska ku faafaya dunida

Himilo – Hay’adda caafimaadka adduunka ee (WHO), ayaa digeysa in feyruska Monkeypox ee kiisaskiisa laga helay dalalka u badan reer yurub uu ku faafo dunida oo uu gaaro wadamo hadda ka nabdoon. Tan iyo 7-dii May, 131 kiis oo xanuunka ...

Read More »

Billaddii Tabaraha AC Milan oo inta la xaday social media la soo geliyay

Himilo – Tababaraha Kooxda Kubadda Cagta ee AC Milan Stefano Pioli, ayaa laga xaday Billaddee laba habeen ka hor uu ku guuleystay kaddib markii ay Kooxdiisa 11 Sano kaddib ku guuleysatay Serie A-da waddanka Talyaaniga. Milan ayaa kulankii ugu dambeeyay ...

Read More »

La kulan samo-falayaasha isku bahaystay inay dhiigooda ku caawiyaan dadka u baahan

Himilo – Koox dhallinyaro ah oo dhiigoodu wada yahay O- ayaa si lacag la’aan ah dhiig ugu deeqa bukaanada xaaladaha degdegga ah ku sugan ee ku jira isbitaalada magaalada Muqdisho. Dhallinyadan oo si is-xil-qaan ah isku abaabulay sanadkii 2019, ayaa ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 201aad

Read More »

Qudba-sirada: Saameynta gurracan ee guurka daneysiga

Himilo – Sannad iyo dhowr bilood ka hor waxaan la kulannay annagoo ah koox samo falayaal ah gabar yar oo heysata saddex carruur ah oo da’doodu u dhaxeyso hal ilaa afar sano. Guurkeedii hore wuxuu dhacay iyadoo jirta 13 sano. ...

Read More »

Taariikhihii laga diiwaangeliyay Premier League 2021/2022

Waxaa la soo gaba gabeeyay Horyaalka Ingiriiska ee Premier League sanadka 2021–22,waxaa uu billowday  13 August 2021 waxana uu soo dhamaaday 22 May 2022. Waxaa ku guuleysatay Manchester City Koobkeedii 6aad ee EPLka iyo keedii 8aad ee Ingiriiska. Waxaa heerka ...

Read More »

Ugaaso Shaacuur: “Waa dabkii afaraad oo ay hanti iiga gubaneyso”

Himilo – Ugaaso Gees-dheer Shaacuur waxey ka mid tahay ganacsatadii ku hanti beeshay dabkii habeenimadii Jimcaha qabsaday xarumaha ganacsi ee ku teedsan waddada xiriirisa isgoyska Banaadir iyo isbitaalka Digfeer. Dabkan oo ka billawday qalqal koronto ayaa baabi’iyay in ka badan ...

Read More »

La kulan – Aabbe labaatan sano waddooyinka Muqdisho la taagan barkimo

Himilo – Cabdullaahi oo ah aabbaha siddeed carruurta, wuxuu nolol maalmeedka qoyskiisa ka soo saaraa wareejinta barkimo uu farsameeyo. Wuxuu maalintii ka helaa lacag u dhaxaysa 5-7 doollar, balse maalmaha qaar ayuu sheegay inaysan waxba u gadmin barkimada. Barkimada uu ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 200aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan