Home / 2022 / May (page 3)

Monthly Archives: May 2022

Lo’da iyo laamiyada Muqdisho, yaa u kala garqaada!

Himilo – Muqdisho waa caasimada dalka Soomaaliya waxey ku taalaa galbeedka badweynta Hindiya. Soddon sano ka hor waxay ahaan jirtay magaalo ay u soo dalxiis tagaan dadyowga duniga, maadaama ay leedahay xadaarad iyo xeebo qurux badan oo soo jiita dadka ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 199aad

Read More »

Cilmibaaris: Africa waa xudunta dhimashada ka dhalata wasaqeynta Degaanka

Himilo – Wasaqeynta degaanka ee sii xumaaneysa ayaa sababtay in qiyaastii 9 milyan oo ruux ay ugu geeridoodeen dunida tan iyo sanadkii 2015-kii, tiradaasi waxey ka badan tahay middii u dhimatay Covid-19, sida ay muujineyso daraasad natiijada daabacay maanta. Hawada ...

Read More »

Gueye: Maxaa sababay inuu seego kulankii Montpellier FC?

Himilo – Ciyaariyahanka muslimka ah ee qadka dhexe kaga ciyaara kooxda Paris Saint-Germain Idrissa Gueye ayaa seegay kulankii kooxdiisu la lahayd Montpellier sabtigii. Xidiggan ayaa la arkayay isaga oo ciyaarta daawanaya tarabuunka, taasi oo dhalisay in su’aal la iska weydiiyo ...

Read More »

Cilmi baaris: Dadka Soomaaliyeed oo weli ka baqaya tallaalka COVID-19

Himilo – Soomaaliya waxay ka mid tahay waddamada uu saameeyay karoona, dadka ka badan 25 kun ayuu ku dhacay, halka ay u dhinteen tiro dhaafaysa kun qof oo ay ku jireen masuuliyiin sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka. Cilmi baaris uu ...

Read More »

Kuma cusba dhegaha dadka magaciisu

Himilo – Kuma cusba dhegaha dadka magaciisu. Muuqiisana haba sheegin. Siyaalo dhowr ah oo kala duwan ayuu uga qeyb ahaa geeddi-socodka nolosha rayidka siiba dhanka wax-barashada iyo hey’adaha. Laakiin wuxuu mar qura saaxadda caannimada iyo hadalheynta qabsaday 10 sannadood kahor. ...

Read More »

Dhibaatada laga dhaxlay ciyaal weerada

Himilo – Dhowrkii sanno ee ugu dambeeyey, waxaa magaalada Muqdisho ku soo badanayay dhallinyaro da’ dhexaad ah oo wata mindiyo, baangado iyo dhallooyin la jibiyey. Dhalinyaradaaa, waxay u abaabulan yihiin koox koox, aad ayay u diyaarsan yihiin marka loo eego ...

Read More »

Allow xildhibaanku dooraa mid inoo dan ah

Himilo – Waa guuxa dadweynaha soomaaliyeed ee ka dhursugaya doorashada maanta ka dhaceysa xarunta ciidamada cirka ee Afisyooni ee qabsoomideeda ay qaadatay muddo ka badan sanad iyo bar ayna hareereeyeen khilaafyo sababay gacan ka hadal. Doorashadu ma noqon doonto mid ...

Read More »

Muqdisho: Dhallinyaro shaqo abuur ka helay makhaayad sameysa cunnooyinka dalka

Ku Dhawaad 30 dhallinyaro ah ayaa shaqo abuur ka helay Makhaayad ku taalla Muqdisho oo sameysa cunnooyinka dalka ka soo go’a. Dhallinyaradan waxaa kuwo jira kuwo jaamacddo dhammeeyay oo shaqo la’aanta la dhibaatoonayay. Waxay isugu jiraan gabdho iyo wiilal, waxay ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 198aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan