Home / 2022 / June / 04

Daily Archives: June 4, 2022

Marina Granovskaia oo 12 sano kaddib ka tagtay Chelsea

Himilo – Marina oo a mid ahayd Madaxda Chelsea ayaa la xaqiijiyay in ay soo afjartay shaqadii ay kooxdaas u heysay 12 sano kaddib markii Kooxda uu iibsaday Nin u dhashay Waddanka Mareykanka. Gabadhan oo heysata dhalashada Waddanka Canada sidoo ...

Read More »

Dhallinyaro la barayo xirfaddo ay ugu shaqeeyaan qoysaskooda oo danyar ah

Himilo – Sagaashan iyo kow arday oo isugu jira danyar iyo barakac oo aan hore wax u baran ayaa ka faa’iideysanaya mashruuc lagu barayo xirfado kala duwan oo lagu dhigo machadka Hano ee ku yaala Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 204aad

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan