Home / 2022 / August (page 2)

Monthly Archives: August 2022

22 August – Maalinta caalamiga ah ee xasuusashada dhibbanayaasha rabshada ka dhanka ah

Himilo – Markii aadamuhu billaabay inay ka haajiraan dalalkooda iyo degaanada ay ku dhasheen si ay u helaan nolol dhaanta middii ay ku heysteen dhulalkooda, waxey u tageen bulshooyin ka dhaqan, hab fikir, hab maamul, mararka qaarna ka diin duwan. ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Sheekada: Wan lagu kala iibsaday 85,000 oo doollar

Himilo – Wanka Ladoum waxaa dalka Senegal looga yaqaan Boqorka Idaha, wuxuuna astaan heybad iyo maalqabeenimo u yahay dadka dalkaas dhaca galbeedka Afrika halkaas oo qiimihiisu gaaray lacag dhan $85,000. Waxaa iska dhalay laba nooc oo ido ah oo la ...

Read More »

Jamie Vardy ooo heshiis cusub u saxiixaya Leicester City

Himilo – Leicester City ayaa ku dhawaaqday in Jamie Vardy uu heshiis cusub qalinka ku duugay (ilaa 2024) kaas oo uu ku sii joogi doono garoonka King Power Stadium. Weeraryahanka ayaa wakhi wacan ku qaadanaya kooxda East Midlands, isagoo ka ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Haweenkeenna

Read More »

Maxaa lagu xasuusan doonaa Abwaan Hadraawi ?

Himilo – Alle ha u naxariistee abwaankii weynaa ee Maxamed Ibraahim Warsame oo ku magac dheeraa Hadraawi ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa oo uu ku xanuunsanaa sida ay warbaahinta u xaqiiqijeen  qaar ka mid ah ehelka marxuumka. Abwaan Hadraawi wuxuu ...

Read More »

Khaalid “Waxaan ku duceysan jiray inaan galo kaalinta koowaad”

Himilo – Wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka ayaa shaacisay natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 12aad ee dugsiga sare ee la qaaday dhammaadkii bishii May ee sanadkan 2022. Imtixaanka oo lagu qaaday toban maado, waxaa u ...

Read More »

Maqal- Barnaamijka Kas-wadaag

Read More »

Newcastle United oo loo sheegay qiimaha ay ku gadan karto Joao Pedro

Himilo – Newcastle United ayaa lagu soo waramayaa inay ku qasban tahay inay bixiso 30 milyan ginni haddii ay doonayaan saxiixa weeraryahanka Watford Joao Pedro. Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay Football Insider, Magpies ayaa lagu wargeliyay inaysan ...

Read More »

Xog ku saabsan ururka midowga Africa oo labaatan jirsaday

Himilo – Bishii May ee sanadkii 1963-kii madaxda 32 dal oo markaas madax bannaanaa ayaa ku kulmay magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya si ay qalinka ugu duugaan cahdi dhigaya dhismaha ururkii ugu horreeyay ee mideeya wadamada qaaradda Africa kaddib ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan