Daily Archives: September 7, 2022

07 September – Maalinta caalamiga ah ee yareynta wasaqeynta hawada

Himilo – Sahan ay sameysay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa lagu ogaaday in 99% dadyowga dunida ay qaataan hawo aanan nadiif ahayn oo ay ku jiraan walxo wax u dhimi kara caafimaadka aadanaha. Daraasadda oo laga sameeyay 6-kun oo ...

Read More »

Chelsea oo qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo Graham Potter ka dib ceyrintii Thomas Tuchel

Himilo – Tababaraha kooxda Brighton Graham Potter ayaa lagu soo waramayaa inuu yahay shaqsiga ugu cadcad ee bedelaya Thomas Tuchel tababarihii Chelsea ee shaqada laga eryay. Kooxda ka dhisan galbeedlka London ayaa ku dhawaaqay inay go’aansatay inuu naadiga ka tago ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan