Home / 2023 / February (page 3)

Monthly Archives: February 2023

Riyaadu Saalixiin Casharka 83aad

Riyaadu Saalixiin Casharka 83aad

Read More »

41,000 qof oo ku dhintay dhul-gariirkii Turkiga iyo Syria

in ka badan 41,000 oo qof ayaa dhintay iyada oo wali kooxaha gurmadka ay rajo ka qabaan in la helo dad nool, 9 maalin kaddib Talaadadii shalay waxaa la helay dad nool. Kooxaha gurmadka ayaa sheegaya in ay sii wadayaan ...

Read More »

Riyaadu-Saalixiin Casharka 82aad

Riyaadu-Saalixiin Casharka 82aad

Read More »

Muxuu Dastuurka KMG ah ka qabaa xorriyadda qofka?, dhegeysi

Dastuurka soomaaliya wuxuu muwaadiniinta ku dhaqan dhulka jamhuuriyada soomaaliya siinayaa xuquuq ama xorriyad buuxda oo uu ugu noolaanayo dalkiisa, sida uu raba uu gu dhaq dhaqaaqi karo uguna ganacsan karo. Taas oo ay jirto hadana muwaadiniita soomaaliyeed ayaa ka cowda ...

Read More »

Riyaadu Saalixiin-Casharka 81aad

Riyaadu Saalixiin-Casharka 81aad.

Read More »

13 Febraayo- Maalinta caalamiga ee raadiyaha

Himilo – Raadiyaha waa warbaahinta gaarta dadka ugu badan caalamka oo dhan. Waxaa kale oo loo arkaa warbaahin leh awood badan islamarkaana qiimaheeda uu jaban yahay.  waxaa sanadkan hal-ku-dheg- loo qaatay ‘Raadiyaha iyo nabadda’. Waxaa si gaar ah loogu talo ...

Read More »

Maxaa u dhaxeeya hadallada Sarbeebta ee hore iyo hadda?,dhegeysi

Hagaag, afafka dunida ka jira waxa ay leeyihiin hadallo sarbeeb ah ama maldahan oo labada qof ee dooneysa in ay ku wadahadlaan afkooda iyada oo qof kale uu la joogo kaas oo aysan dooneyn in uu fahmo. Waxaa kale oo ...

Read More »

Riyaadu Saalixiin, Casharka 80aad

Riyaadu Saalixiin, Casharka 80aad.

Read More »

Jaamiciyadda Labadaanyada furatay ee Dharka kiileysa,dhegeysi

Nolosha uu qofka ku jiro ayaa barta xaaladaha ku gedaaman,waxaa jira dhallinyaro badan oo wax ku  bartay dalka kaddibna si iskood ah u sameystay fursado shaqo oo ay manta dad kale ka shaqeeyaan. Gabadha ay ku saabsantahay warbixintan waxaa ay ...

Read More »

Riyaadu Saalixiin, Casharka 79aad

Riyaadu Saalixiin, Casharka 79aad.

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan